HARGAYSA(W,N)- Wasiirka Cusub ee Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare Axmed Maxamed Diiriye (Axmed Toorno) oo maanta madaxwaynaha somaliland umagacaabay xilkan ayaa ka dareen celiyay magacaabistaasi.
Sidoo kale wasiirka cusub ee wasaarada waxbarashada ayaa ka warbixiyay aqoontiisa waxbarasho iyo doorkii uu ku lahaa ku dhex jirida waxbarashada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;