WAJAALE NEWS

DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Wasiirka Maaliyada Jsl Iyo Arimaha Wax Lagaga Waydiiyay!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somailand Sacad Cali Shire Ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo wax lagaga waydiiyay arimo la xidhiidhka miisaaniyada cusub ee ay wasaarada diyaarisay sanadkan.

Sidoo kale wasiir sacad cali shire ayaa Wax laga waydiiyay sobobta ay ufulin waayeen balanqaadkii xisbi kulmiye eek or uqaadida mushaharka shaqaalaha iyo ciidamada oo aan wali la fulin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

Exit mobile version