WAJAALE NEWS

“Waa Nasiib Daro In Madaxwayne Muuse Isagoo Koofiyadii Xisbigiisa Xidhan, In Uu Ku Mashquulo Cabdiraxmaan Cirro Oo Ragii Xisbigiisa Dhisay, Halka Uu Isagu Dayacay, Oo Ninba Meel Uu Kaga Tagay”Gudoomiye Xirsi.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalo Maalintii shalay kasoo yeedhay madaxwayne biixi oo uu ku duray Musharaxa Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro oo isagu Wareejiyay Gudoomiyaha xisbiga isagoo dhisay ragii xisbigiisa halka uu sheegay in madaxwayne biixi uu dayacay ragii xisbigiisa ismarkaana uu ninba meel kaga tagay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version