HARGAYSA(W,N)-Suldaan Axmed Maxamed Colhaye(Salmaan) Oo Kamid ah Madax-dhaqameedka somaliland ayaa soo Dhaweeyay qodobada ay soo saareen ergadada dhex dhexaadinta xisbiya iyo xukuumadu
Sidoo kale Suldaan Salmaan ayaa eedo culus ujeediyay dawlada ay ku bahoobeen ururada aan dawliga ahayn ee sonsaf.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;