DAAWO;-Suldaan Salmaan Oo Eedo Culus Ujeediyay Daladda Sonsaf. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaan Salmaan Oo Eedo Culus Ujeediyay Daladda Sonsaf.
December 18, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Suldaan Axmed Maxamed Colhaye(Salmaan) Oo Kamid ah Madax-dhaqameedka somaliland ayaa soo Dhaweeyay qodobada ay soo saareen ergadada dhex dhexaadinta xisbiya iyo xukuumadu

Sidoo kale Suldaan Salmaan ayaa eedo culus ujeediyay dawlada ay ku bahoobeen ururada aan dawliga ahayn ee sonsaf.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS