WAJAALE NEWS

DAAWO;-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Oo Ka Waramay Taariikhdiisa Iyo Xadhigyo Ay Kula Kacday Dawladii Siyaad Bare+Aqoontiisa!

HARGAYSA(W,N)- Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo kamid culimada ugu  caansan gayiga somalida iyo wadamada caalamka ayaa markii ugu horaysay ka sheekeeyay taariikhdiisa halka uu waxku bartay iyo takhasuskiisa aqooneed.

Sidoo kale sheikh mustafe ayaa ka waramay xadhigyo kala duwan oo ay kula kacday Dawladii rajiimka ahayd ee siyaad Bare.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA XOGWARANKA SHEEKH MUSTAFE;

https://youtu.be/_l0Lk-rkS2U

 

Exit mobile version