WAJAALE NEWS

DAAWO;-Murashaxa Madaxwayne Kuxigeen Ee Xisbiga Ucid Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada.

HARGAYSA(W,N)- Murashaxa madaxwayne kuxigeen ee xisbiga ucid prof ebyan ayaa ka hadlay xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga ramaax oo looga yeedhay xarunta c,i,d kadib markii gudoomiye baashe dacwad ka gudbiya

Prof Abyan ayaa dacwada gudoomiye baashe ku sifeeyay dul qaad la,aan iyo sida taladii Somaliland uqaaday jidka kalitaliyaha

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version