HARGAYSA(W,N)-Ex Wasiir maxamuud xaasi cabdi oo lalayeeshay waraysi xasaasiya isaga oo ka mid ah gudida fulinta ee xisbi xaakimka kulmiye ayaa shaaciyay in uu yahay murashax utaagan gudoomiyaha xisbi xaakimka kulmiye
Sidoo kale maxamuud xaashi ayaa sheegay in lasoo dhaafay wakhtigii maxamed kaahin dooni lahaa gudoomiyenimada xisbiga kulmiye
Dhanka kale ex wasiir maxamuud xaashi ayaa waxlaga waydiiyay xaalada dalka, iyo musuq maasuqa lagu eedeeyo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;