LONDON(W,N)-Marwo Sahra Ismaaciil Oo kamid qurba joog reer somaliland Ee ku dhaqan Dalka ingiriiska kana mid qoyska Maxamed Xasan Dalab ee madaxwayne bixi xooga kaga qaaday dhul ay ku leedyihiin galbeedka hargaysa oo lagu sheegay in madaxtooyo laga dhisayo, ayaa fariin culus udiray shacabka somaliland iyadoo madaxwayne biixi ku eedaysay dhul boob iyo tagrifal Awoodii dawlada.
Mujaahidad Sahra Ismaaciil Ayaa madaxwayn muuse biixi Usoo jeedisay in uu waxka ku qaato Halkii ay ku danbeeyay Madaxwayne Cabdi Ilaygii ismaamulka somalida Itoobiya iyo Madaxwayne sadaam xuseenkii Ciraaq.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA FARIINTA SAHRA ISMAACIIL;
https://youtu.be/U_tLw-pFUSY