WAJAALE NEWS

DAAWO;-Jabhada SSC Oo Markale Dib Uga Soo Cusboonaatay Buuhoodle Iyo Fariinta Ay Direen.

BUUHOODLE(W.N)- Jabhada SSC o mudo aan saaxada lagu arag ayaa maanta  markale lagaga dhawaaqay magaalada buuhoodle Ee gayiga Somaliland.

Waxaana ujeedada ay usoo noolaatay ssc ka hadlay cuqaal iyo saraakiisha hogaaminaya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version