WAJAALE NEWS

DAAWO;-Ergada Dhexdhexaadinta Xukuumada Iyo Jabhada Caare Oo Ceerigaabo Dib Ugu Soo Laabtay.

CEERIGAABO(W,N)- Ergadii dhex dhexaadinta xukuumada madaxwayne biixi iyo jabhada Col Caare ayaa dib ugu soo laabtay magaalada ceerigaabo kadib markii soo mareen deegaano kamid kuwa ay jabhadu ku sugan tahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version