DAAWO;-Ergada Dhexdhexaadinta Xukuumada Iyo Jabhada Caare Oo Ceerigaabo Dib Ugu Soo Laabtay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ergada Dhexdhexaadinta Xukuumada Iyo Jabhada Caare Oo Ceerigaabo Dib Ugu Soo Laabtay.
December 19, 2019 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)- Ergadii dhex dhexaadinta xukuumada madaxwayne biixi iyo jabhada Col Caare ayaa dib ugu soo laabtay magaalada ceerigaabo kadib markii soo mareen deegaano kamid kuwa ay jabhadu ku sugan tahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS