Hargeysa (WJN)- Qoraa Cali Dool Axmed (Cali Qoryooley), ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ku gacan saydhay Siyaasiyiin, Madax-dhaqameed iyo Odayaal ay isku hayb yihiin oo doonayay in ay kala hadlaan dhulka uu ku haysto Qoysaska danyarta ah.
Cali Qoryooley ayaa waxaa uu ayaan daro weyn ku tilmaamay in Madaxweyne Muuse Biixi markasta ka gaws adaygo arimaha dhex-dhaxaadinta ee loola yimaado.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka;