Hargaysa(W,N)-Alle ha Unaxariistee waxaa goordhawayd Magaalada hargaysa ku geeriyooday Taliyihii Ciidanka booliska Somaliland sare Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan oo mudo xanuun Sanayay.
Alle ha Unaxariistee Taliyaha Ciidanka Boolis Marxuum fadal ayaa caawa Canbaaro 8;30 Fiidnimo ku geriyooday cisbitaalka Internationalka ee magaalada hargaysa.
Marxuum fadal ayaa mudo dheer ahaa taliyaha ciidanka booliska somaliland isagoo lagu xasuusto isbadal uu ku sameeyay ciidanka .
Inaa ilaahi wa inaa ilahayhi raajucuun