HARGAYSA(W,N)- Wasiirka wasaarada Arimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay Geerida Alle Ha,unaxariistee Taliyihii ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Oo caawa ku geeriyooday Magaalada Hargaysa.
Wasiirka wasaarada arimaha gudaha ayaa sheegay in maalinta bari ah lagu aasi doono xabaalaha samalaha ee magaalada hargaysa iyadoo salaada jinaasadana lagaga tukan doono masaajid sheikh mustafe ee ka danbeeyay huteel ka ambassador.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;