Hargeisa(W.N):-Ugaas Bashiir Cabdi Cabdilaahi Oo Sugan Carriga Maraykanka ayaa waxaa uu fariin u diray Shacab weynaha somaliland Xisbiyada mucaaridka iyo Xukuumada isagoona ugu baaqay bulshada inay ilaashadaan nabadgalyadooda.
Halkan Hoose Ka Dhegayso Waraysi uu Siiyey Telefishanka Qaranka Somaliland.