WAJAALE NEWS

Siyaasi Ramaax Oo Eedo Culus Ujeediyay Xukuumada, Sheegayna In Ay Cid Gaara Kooto Ugu Xidhayso Adeega Korontada,

BURCO(W,N)- Siyaasi saleebaan cali hayse ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada kulmiye isagoo sheegay in ay ku fashilantay waxyaabihii laga sugayay

Dhanka siyaasi ramaax ayaa sheegay in ay korontadii dalka cid ay kooto ugu xidhayso

Halkan ka daawo Muuqaalka Warkan;

 

Exit mobile version