“Dar Ilaahay Waan Kaa Naxee Dirac,Miyaad Qaaday Dadkiibaad Kawada Oohisee Danab miyaad Aasay,Dib Miyaanay Ducaalow Idhuhu u Arkay Diirshe Ina Cawke”Abwaan Weedhsame
HARGAYSA(W,N)- Alle ha unaxariistee waxaa afar sano laga joogaa Geeridii wariyihii codka Tolmaan Axmed Xasan Cawke oo badi dadka afka somaliga ku hadla xusuus gaara ku leh dhagahooda iyo dhacdooyinkii uu usoo gudbin jiray.
HALKAN KAGA BOGO WARBIXIN LAGA DIIRIYAY MARXUUMKA;