Sanad Guuradii Afraad Ee Kasoo Wareegtay Geeridii Marxuum Cawke Iyo Xusuusta Taariikhdiisa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sanad Guuradii Afraad Ee Kasoo Wareegtay Geeridii Marxuum Cawke Iyo Xusuusta Taariikhdiisa!
November 15, 2019 - Written by Editor:

“Dar Ilaahay Waan Kaa Naxee Dirac,Miyaad Qaaday Dadkiibaad Kawada Oohisee Danab miyaad Aasay,Dib Miyaanay Ducaalow Idhuhu u Arkay Diirshe Ina Cawke”Abwaan Weedhsame

HARGAYSA(W,N)- Alle ha unaxariistee waxaa afar sano laga joogaa Geeridii wariyihii codka Tolmaan Axmed Xasan Cawke oo badi dadka afka somaliga ku hadla xusuus gaara ku leh dhagahooda iyo dhacdooyinkii uu usoo gudbin jiray.

HALKAN KAGA BOGO WARBIXIN LAGA DIIRIYAY MARXUUMKA;

 

COMMENTS
LINKS