WAJAALE NEWS

Midowga Afrika Oo Sheegay In Ay Dhaqaale Ugu Deeqayaan Dadka ku Barakacay Baladweyne.

HARGAYSA(W,N)-Midow Africa ayaa shaaciyay in ay dhaqaale ugu deeqayaan dadka ku barakacay fatahaadii baledwayne kuwaasi oo kumaan kamid ah shacab ku dhaqan ay wakhtigan ku sugan yihiin xaalad nololeed oo adag

Gudoomiyaha Amisom iyo wafti uu hogaaminayo oo booqday beledwayne ayaa sidaa kushaaciyay in dhaqaale ugu deeqayaan dadka fatahaadu saameeyeen ee beledwayne.

HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version