WAJAALE NEWS

Masuul Iska Casilay Xisbiga Wadani Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Sobobta Ku Ka Liftay In uu Iscasilo!

HARGAYSA(W,N)- Xoghayihii duulista iyo hawada ee xisbiga wadani ayaa maanta shaciyay in uu iska casilay xilkii uu xisbiga ka hayay isagoo faah faahin ka bixiyay sobobta keentay in uu iscasilo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version