WAJAALE NEWS

DAAWO;-Tababar Loo Qabtay Maamulayaasha Iyo Kormeerayaasha Waxbarashada Ee Gobolka Awdal .

BORAMA(W.N)- Maamulayaasha iyo kormeerayaasha dugsiyada waxbarashada ee gobolka awdal ayaa maanta tababar looga furay magaalad boorama waxaana ka qaybgalay  maamulka waxbarashada ee gobolka awdal iyo masuuliyiinta dawlada hoose oo uu hormuud ka yahay maayarka magaaladu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version