DAAWO;-Tababar Loo Qabtay Maamulayaasha Iyo Kormeerayaasha Waxbarashada Ee Gobolka Awdal . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Tababar Loo Qabtay Maamulayaasha Iyo Kormeerayaasha Waxbarashada Ee Gobolka Awdal .
November 24, 2019 - Written by Editor:

BORAMA(W.N)- Maamulayaasha iyo kormeerayaasha dugsiyada waxbarashada ee gobolka awdal ayaa maanta tababar looga furay magaalad boorama waxaana ka qaybgalay  maamulka waxbarashada ee gobolka awdal iyo masuuliyiinta dawlada hoose oo uu hormuud ka yahay maayarka magaaladu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS