WAJAALE NEWS

DAAWO;-Somaliland Oo Wafti Ka Socda DDSI Kusoo Dhawaysay Magaalo Xuduudeedka Tog Wajaale.

TOG WAJAALE(W,N)- Wasiiro katirsan xukuumada somaliland ayaa maanta magaalo xuduudeedka tog wajaale usoo dhaweeyy wafti balaadhan oo kasocda dawlad deegaanka somalida itoobiya /

Waxaana soo dhawaynta waftigan ka hadlay wasiirka wasaarada biyaha somaliland.

Sidoo kale waftiga ka socday ddsi ayaa ka warbixiyay ujeedada socdaalkooda

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version