WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shirkada Daawooyinka Ee Muumin Oo Siwayn Uga Dhex Muuqatay Carwadii Iyo Qiimo Dhimis Ay Bulshada Ugu Bushaaraysay,

HARGAYSA(W,N)- Shirkada daawooyinka iyo alaabaha kale ee Muumin.Pharma and health Care ayaa siwayn uga dhex muuqatay bandhiga carwadii caafimaadka ee magaalada haragsa taasi oo xadhiga ka jaray madaxwaynaha somaliland.

Gudoomiyaha shirkada muumin cabdinaasir yuusuf bulxan ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ay kusoo bandhigeen carwada iyo qiimo dhimis 20% oo ay shacabka ugu bushaareeyeen,

Sidoo kale shirkada muumin ayaa shaacishay muhiimada ay siinayso cisbitaalada dawladu maamusho

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version