WAJAALE NEWS

DAAWO;-Sheekh Saleebaan Oo Laga Joojiyay Masaajidkii Uu Jimcaha Khudbada Ka Jeedin Jirin.

BERBERA(W,N)- Agaasimhihii hore ee wasaarada dinta yo awqaafta sheekh saleebaan siciid oo maalmihii udanbeeyay eedo ujeedinayay xukuumada madaxwayne biixi xisbiga wadani maalintii shalay ahayd umagacaabay gudoomiyaha xisbiga ee gobolka saaxil ayaa laga joojiyay masaajid magaalada berbera oo uu khudbada jimcaha ka akhriyi jiray

Amarka lagaga joojay ayaa soo baxay wasaarada diinta iyo awqaafta

Halkan kaga bogo warkan oo faah faahsan;

Exit mobile version