|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Saleebaan Oo Laga Joojiyay Masaajidkii Uu Jimcaha Khudbada Ka Jeedin Jirin.
November 15, 2019 - Written by Editor:BERBERA(W,N)- Agaasimhihii hore ee wasaarada dinta yo awqaafta sheekh saleebaan siciid oo maalmihii udanbeeyay eedo ujeedinayay xukuumada madaxwayne biixi xisbiga wadani maalintii shalay ahayd umagacaabay gudoomiyaha xisbiga ee gobolka saaxil ayaa laga joojiyay masaajid magaalada berbera oo uu khudbada jimcaha ka akhriyi jiray Amarka lagaga joojay ayaa soo baxay wasaarada diinta iyo awqaafta Halkan kaga bogo warkan oo faah faahsan; Related posts:DAAWO; Kulan Lagaga Hadlayay Qadiyadda Somaliland Oo Lagu Qabtay Xarunta Baarlamaanka Dalka Sweden. Waddamada Sucuudiga iyo Urdun Oo si Rasmi ah u kala saxeexday Heshiis Dhoofka Xoolaha ah Iyo Saamayn... “Waxay Guddidu Ku Dhawaaqi Doontaa In La Diiwaan Gelinayo Ururadii, Saddexda Xisbi Ee Jiraa Waxay La... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|