WAJAALE NEWS

DAAWO;-Sheekh Maxamed Siciid Oo Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Ahmiyada Ay Leedahay Xuska Dhalashada Nabi Muxamed NNKH.

BOORAMA(W,N)- Sheekh Maxamed Siciid Oo kamid Culimada Magaalada boorama ee gobolka awdal ayaa khudbadii jimcaha kaga hadlay Ahmiyada ay leedahay waynaynta dhalashada Nabi Muxamed SCW.

Sheekh siciid ayaa bulshada ugu baaqay in ay muhiim tahay in caruurta la baro sifooyinkii wanaagsanaa ee nabi muxumed lagaga daydo deeqsinimadii iyo sidii uu masaakiinta wax usiin jiray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version