Hargeysa (WJN)- Maayar ku-xigeenka Caasimada Hargeysa Cabdicasiis Maxmuud “Cagaweyne” oo uu weheliyo Xoghayaha dowlada hoose ayaa waxa ay shaaciyeen olole balaadhan oo lagu uruurinayo cashuurihii ka baaqday oo laga bilaabayo dhamaan degmooyinka Caasimada Hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka