GABILEY(W,N)- Qaarkamid Shacabka ku dhaqan magaalada gabiley ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga ay xukuumadu kula kacday xoghayihii xisbiga wadani iyo afhayeenkii.
Sidoo kale siyaasiyiinta ayaa shaaciyay in aan shacabka reer gabiley madaxwayne biixi kula socon falalka uu sida gaar ah ugu beegsanayo xisbi ama beelaha qaarka
Dhankasiyaasi muxuiyadiin yuusuf cade oo ugu horay ku hadlay afka xubnahan ayaa taageerayaasha xisbiga wadani oo gobolka gabiley ugu baaqay in ay maalint bari isku soo bax balaadhan ku muujiyaan dareeno iyagoo soo dhaweeyay baaqii gudoomiye cabdiraxmaan cirro,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;