DAAWO;-Shacabka Gobolka Gabiley Oo Canbaareeyay Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Masuuliyiinta Xisbiga Wadani, Kuna Baaqay Isku Soo Bax, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shacabka Gobolka Gabiley Oo Canbaareeyay Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Masuuliyiinta Xisbiga Wadani, Kuna Baaqay Isku Soo Bax,
November 18, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Qaarkamid  Shacabka ku dhaqan magaalada gabiley  ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga ay xukuumadu kula kacday xoghayihii xisbiga wadani iyo afhayeenkii.

Sidoo kale siyaasiyiinta ayaa shaaciyay in aan shacabka reer gabiley madaxwayne biixi kula socon falalka uu sida gaar ah ugu beegsanayo xisbi ama beelaha qaarka

Dhankasiyaasi muxuiyadiin yuusuf cade oo ugu horay ku hadlay afka  xubnahan ayaa taageerayaasha xisbiga wadani oo gobolka gabiley ugu baaqay in ay maalint bari isku soo bax balaadhan ku muujiyaan dareeno iyagoo soo dhaweeyay baaqii gudoomiye cabdiraxmaan cirro,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS