WAJAALE NEWS

DAAWO;-Hogaamiye Xirsi Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeeyay Inuu Ku Tumanayo Sharciyadii Dalka!

HARGAYSA(W,N)-Hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan ayaa madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi ku eedeeyay in uu ku tumanayo sharciyadii dalka gabi ahaanba uu maalmaray hanaankii hogaamineed

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version