WAJAALE NEWS

DAAWO;-Ergadii Dhex Dhexaadinaysay Xukuumada Iyo Xisbiyada Oo Shaaciyay In Uu Madaxwaynuhu Ka Ogolaaday .

HARGAYSA(W,N)-Gudi iskugu jirta culimo iyo ganacsato oo isku xil qaamay dhex dhexaadinta khilaafka cakiran ee xisbiyada mucaaridka xukuumada madaxwayne biixi ayaa shaaciyay in madaxwayne biixi ka ogolaaday in ay dhex dhexaadiyaan islamarkaana uu deg deg usii daayo masuuliyiinta xisbiga wadani ee xidhan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/v5rPAYAf9QA

Exit mobile version