WAJAALE NEWS

Wasaarada Hawlaha Guud Ee Somaliland oo Ka Hadashay Dadweyne Ka Cabanaya Dhismaha Madaxtooyada Cusub

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud Dhulka iyo Guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaaale (Qambi) ayaa ka hadashay cabasho xoogan oo ka soo yeedhay dadweynaha la jaarka ah goobta laga dhisayo Madaxtooyada cusub ee Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version