Wasaarada Hawlaha Guud Ee Somaliland oo Ka Hadashay Dadweyne Ka Cabanaya Dhismaha Madaxtooyada Cusub | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Hawlaha Guud Ee Somaliland oo Ka Hadashay Dadweyne Ka Cabanaya Dhismaha Madaxtooyada Cusub
December 23, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud Dhulka iyo Guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaaale (Qambi) ayaa ka hadashay cabasho xoogan oo ka soo yeedhay dadweynaha la jaarka ah goobta laga dhisayo Madaxtooyada cusub ee Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS