WAJAALE NEWS

DAAWO;-Dood Xasaasiya Oo Laga Hadlayo Waxyaabaha Soo Cel celiya Muranka Komishanka Jsl, Muxuuse Ka Yidhi Dr Gaboose?

HARGAYSA(W,N)-Telefishanka BBC somali ayaa dood ku falan qeeyay sobobta marwalba somaliland uu usoo noq noqdo muranka gudida doorashooyinku iyo halka uu salka ku hayo

Dr maxamed cabdi gaboose ayaa si  faah faahsan usoo bandhigay halka uu salka ku hayo

Sidoo kale dr gaboose ayaa sheegay in awoodii dalku ku ururtay fulinta oo kaliya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/VKJDQPGpHjs

Exit mobile version