WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Ka Hadley Hoos U Dhac Ku Yimi Dollarka

Hargaysa (W,N)- Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Cali Ibraahin Baqdaadi ayaa waxa uu ka hadlay hoos u dhac ku yimi Sarifka Lacagta Dollarka waxaana uu sheegay in Baanka Dhexe Somaliland uu muujiyay dadaal dheer si arintaasi u qabsoonto islamarkaana lala dagaalamo Sicir Bararka.

 

https://youtu.be/dxf2oBcXRzY

Exit mobile version