HARGAYSA(W,N)- Dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa ka warbixisay Nidaamka casriyayta habka kaydinta Taylalka Iyo ku shaqaynta G,I,S MAP
Xildhibaan xasan cabdi cali (xasan shahar) ayaa faah faahin ka bixiyay muhiimada nidaamkan cusub ee ay u shaqaydoonaan iyo sida ay bulshada ula soconayso hababka uu marayo faylkoodii
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;