WAJAALE NEWS

DAAWO;-Dadwaynaha Reer Gabiley Oo Isku Soo Bax Balaadhan Ku Xusay Dhalashada Nabiga NNKH Iyo Khudbadihii Laga Jeediyay.

GABILEY(W,N)- Culimo awdiinta iyo boqolaal kamid shacabka ku dhaqan magaalada gabiley ayaa siwayn uxusay maalinta dhalashada nabigeenii suubanaa nnkh taasi oo socod ku mareen jidadka magaalada gabiley.

Waxaana hadalo la xidhiidha waynaynta maalinta dhalashada nabi muxumed scw ka jeediyay munaasibad culimada magaalada oo oo hor kacayo imaamka maskid jaamacada magaalada gabiley.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version