WAJAALE NEWS

Xisbiga Waddani oo Ka Soo Hor Jeestay Xubno Uu Madaxwaynaha Somaliland Ku Daray Komishanka Doorashoyinka

Hargeysa (WJN) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa waxaa uu ka soo horjeestay xubintii ay dhawaan u xusheen in ay ku darsadaan guddida cusub ee doorashooyinka cusub.

WADDANI ayaa qoraal ay ku hakinayaan xubintooda u gudbiyay shir-guddoonka Wakiillada sida uu sheegay guddoomiyaha Wakiillada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Xisbiga waddani oo ka soo hor jeestay Xubno Uu madaxwaynaha somaliland Ku Daray Komishanka Doorashoy

Exit mobile version