Xisbiga Waddani oo Ka Soo Hor Jeestay Xubno Uu Madaxwaynaha Somaliland Ku Daray Komishanka Doorashoyinka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani oo Ka Soo Hor Jeestay Xubno Uu Madaxwaynaha Somaliland Ku Daray Komishanka Doorashoyinka
October 15, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa waxaa uu ka soo horjeestay xubintii ay dhawaan u xusheen in ay ku darsadaan guddida cusub ee doorashooyinka cusub.

WADDANI ayaa qoraal ay ku hakinayaan xubintooda u gudbiyay shir-guddoonka Wakiillada sida uu sheegay guddoomiyaha Wakiillada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS