WAJAALE NEWS

Xisbiga UCID oo Mar Kale Dhaliilo U Jeediyey Jabuuti

Hargeysa (WJN) – Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Maxamuud Cali Saleeban (Ramaax), ayaa eedo u jeediyey dawladda Jabuuti, kaas oo sheegay in Jabuuti ay tahay cadowga Somaliland.

Sidoo kale Mr Ramaax waxa uu xukuumada Somaliland ugu baaqay inay mudo 24 saacadood ah gudahood ay dalka kaga saarto Safiirka dawlada Jabuuti u fadhiya Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version