Xisbiga UCID oo Mar Kale Dhaliilo U Jeediyey Jabuuti | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga UCID oo Mar Kale Dhaliilo U Jeediyey Jabuuti
October 2, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN) – Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Maxamuud Cali Saleeban (Ramaax), ayaa eedo u jeediyey dawladda Jabuuti, kaas oo sheegay in Jabuuti ay tahay cadowga Somaliland.

Sidoo kale Mr Ramaax waxa uu xukuumada Somaliland ugu baaqay inay mudo 24 saacadood ah gudahood ay dalka kaga saarto Safiirka dawlada Jabuuti u fadhiya Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS