WAJAALE NEWS

Wasiirka Waxbarashada Somaliland iyo Wafti Uu Hogaaminayo oo Gaadhay Ceel-afweyn

Ceel-afweyn (WJN)- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka wasaarada Waxbarashada Somaliland oo maalmihii u dambeeyay socdaal shaqo ku maryaya qaar ka mid ah gobolada Bariga Somaliland, ayaa waxaa uu maanta gaadhay deegaanka Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version