WAJAALE NEWS

Wasiirka Beeraha Somaliland oo Hay’adda ARC Kala Wareegay Ceel-biyood Ay Ka Hirgelisay Banka Wajaale

Tog Wajaale (WJN)– Wasiirka wasaarada horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed oo gaadhay magaalo ganacsiyeedka Wajaale, ayaa maanta gudoomiyaha Hay’adda ARC ee Kuwait kala wareegay Ceel-biyood ay ka hirgelisay mashruuca banka Wajaale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/5xly8yp6-4Y

Exit mobile version