Wasiirka Beeraha Somaliland oo Hay’adda ARC Kala Wareegay Ceel-biyood Ay Ka Hirgelisay Banka Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Beeraha Somaliland oo Hay’adda ARC Kala Wareegay Ceel-biyood Ay Ka Hirgelisay Banka Wajaale
October 14, 2019 - Written by Editor:

Tog Wajaale (WJN)– Wasiirka wasaarada horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed oo gaadhay magaalo ganacsiyeedka Wajaale, ayaa maanta gudoomiyaha Hay’adda ARC ee Kuwait kala wareegay Ceel-biyood ay ka hirgelisay mashruuca banka Wajaale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/5xly8yp6-4Y

COMMENTS
LINKS