WAJAALE NEWS

Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo Ka Digay In Magaca Somaliland Cid Lagu Caayo

Boorama (WJN)- Suldaan Ibraahim Jaamac Samater oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa dhaleeceeyay eedaymo Xisbiga Ucid u jeediyay Madeynaha Jabuuti, isagoona ka digay in magaca Somaliland cid lagu caayo lagu caayo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version