Boorama (WJN)- Madaaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa waxaa uu maanta qasriga uu ka degan yahay magaalada Boorama kulan balaadhan kula qaatay Madax-dhaqameedka, Waxgaradka iyo Salaadiinta gobolka Awdal.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka