WAJAALE NEWS

Maareeyaha Hay”adda Wadooyinka oo Kormeeray Dhismaha Jidka Isku Xidha Laascaanood iyo Burco

Laascaanood (WJN)- Maareeyaha hay”adda wadooyinka Somaliland Axmed Yuusuf Maxamed oo ay weheliyaan maamulka iyo masuuliyiinta gobolka Sool, ayaa waxaa ay si wada jir ah u kormeereen dhismaha wada isku xidha Laascaanood iyo Burco oo tayactir balaadhan lagu samaynayo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version