Maareeyaha Hay”adda Wadooyinka oo Kormeeray Dhismaha Jidka Isku Xidha Laascaanood iyo Burco | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maareeyaha Hay”adda Wadooyinka oo Kormeeray Dhismaha Jidka Isku Xidha Laascaanood iyo Burco
October 25, 2019 - Written by Editor:

Laascaanood (WJN)- Maareeyaha hay”adda wadooyinka Somaliland Axmed Yuusuf Maxamed oo ay weheliyaan maamulka iyo masuuliyiinta gobolka Sool, ayaa waxaa ay si wada jir ah u kormeereen dhismaha wada isku xidha Laascaanood iyo Burco oo tayactir balaadhan lagu samaynayo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS